Daadad ku dhuftay Baladweyne oo hakad galiyay isku socodka.

0
143

Baladwayne  ( Radio Beerlula )-Daadad ka soo rogmaday webiga shabelle ayaa harqiyay xaafaddaha magaalada Baladweyne , taasoo keentay in hakad ku yimado isku socodka gaadiidka.

Sidoo kale daadadkan ayaa sameeyay qaar ka mid ah goobaha ganacsiga magaalada kuwaaso albaabada loo laabay.

Warkan waxaa ino haya Cumar Yuusuf Aadan