Daawo la’aan soo food saartay isbitaalka dhimirka xabeeb ee Muqdisho

0
134

Baladweyne(Radio Beerlula)-Xaalad iskugu jirta cuna yari iyo dawa la’aa ayaa soo fuudsaartay isbitaalka xabeeb oo lagu daweeyo dadka qaba xanuunada dhinaca dhimirka iyadoo laguda gali rabo bisha barakeysan ee ramadaan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.