Daawo yari ka jirta xarumaha caafimaadka deegaanka Bajeela ee gobolka Mudug.

0
93

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Deegaanka Bajeela ee Gobolka Mudug ayaa walaac ka muujiyey adeegyada caafimaad yari ee ka jira deegaankaasi.

Bulshada ayaa qabo baahiyo caafimaad oo daran iyadoona deeganka ay ka go,anyihiin daawooyinka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here