Daawo yari soo wajahaday qeybta dhimirka isbitaalka gud ee gobolka Hiiraan

0
68

Baladweyne (Radio Beerlula)-Dr Axmed Maxamed Shire oo ka howlgala qeybta cudurada dhimirka ee isbitaalka guud ee gobolka Hiiraan oo u waramay Radio Beerlula sheegay in baahiweyn loo qabo dawooyin maadama ay daweeyaan dadka dhimirka ka xanuunsan.

dadka qeybtan lagu daweeyo ayaa ah kuwoo bukaan socod ah kuwaasi oo ka xanuunsan dhimirka waxaana la siiyaa dawooyin iyo talooyin si caafimaad u helaan

Warbixintan waxa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim