Daawooyin iyo cunnooyin dhacay oo lagu gubay magaalada Wajaale.

0
76

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Maamulka Dowlada hoose degmada Tog-wajaale ayaa goob fagaare ah ku gubay agab isugu jira Daawooyin dhacay iyo Raashiin dhacay oo laga soo aruuriyay goobaha gacansiga Wajaale ee Somaliland.

Daawooyin dhacay oo laga soo aruuriyay goobaha ganacsiga gaarka loo leeyahay ayeey maamulka degmada Wajaale ku gubeen goob fagaare ah si dadka looga badbaadiyo qatarta ka dhalankarto isticmaalka Dawooyinka dhacay.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Aadan Cabdi Axmed.