Daawooyinka isku cadeeyaan haweenka Baladweyne oo laga digay.

0
106

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Macalin Yaxye macalin Yacuub oo kamid ah Culimada magaalada Baladwayne ee xarunta Gobalka Hiiraan ayaa bilaabay olole Haweenka looga wacyegelinayo dawooyinka leesku cadeeyo.

Gabdhaha Baladweyne ayaa kamid ah haweenka isticmaala dawwoyinkan iyagoo saameyn caafimaad oo dhanka maqaarka ah kala kulma.

Warbixintaan waxa soojeedinaysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.