Dab khasaaro geystay oo ka kacay degmada Kaaran ee gobolka Banaadir.

0
58

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Qasaare hantiyadeed oo aad ubalaaran ayaa ka dhashay dab qasaare geeystay oo ka kacay guryo isku raran ah oo ku yaala degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir.

Sida lasheegay dabka ayaa waxaa dhaliyay koronto waxaana la arkayay gawaarida dab damiska gobolka Banaadir iyo shacabka degmada oo ka qeeyb qaadanaya daminta dabka.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.