Dab khasaaro geystay oo ka kacay Degmada Xamar jajab

0
220

Baledweyne ( Radio Beerlula )- Dab khasaaro kala duwan geeystay ayaa ka kacay goobo gancsi iyo guryo kuwaasi oo ku yaallo Xaafada Aw-aweeyska Degmada Xamar Weyne ee Gobalka Banaadir.

Dabka ayaa waxaa uu ka dhashay koranto waxaana ku baaba,ay qaar kamid ah Guryihii uu ka kacay kaasi oo geeystay khasaaro maaliyadeed.

waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here