Baladweyne (Radio Beerlula)- Kaalinta Shidaalka Dabadeey oo ku taalo Xaafada Howl wadaag laanta Suuqa sare ee magaalada Baladweyne ayaa waxaa ka kacay Dab dhaliyay khasaare hantiyadeed.
Dabkaan oo ka kacay kaalinta Shidaalka Dabadeey ayaa waxa uu ka dhashay fiilooyiinka korontada taasi oo sababtay in ay gubtaan sodan fuusto oo shidaal ah.
Warbixintan waxaa noo haya Bilaal Daahir Waaney.


