Dab khasaaro geystay oo ka kacay qeybo ka mid ah suuq bakaaraha ee Muqdisho.

0
38

Baladweyne (Radio Beerlula)-Faahfaahino dheeriya ayaa kasoo baxaya dab qasaare geeystay oo ka kacay suuqa bakaaraha ee magaalada Muqdisho gaar ahaane qeybta Cabdala shideeye.

Daminta dabka ayaa waxaa ka qeeyb qaadanayay gawaarida dab damiska gobolka Banaadir.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan