Dab khasaaro geystay oo ka kacay Suuqa Degmada Awdheegle

0
108

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Dab qasaaro badan dhaliyay ayaa ka kacay goobihii Ganacsi ee Ku yaaley Wadada labaad ee Suuqa Degmada Awdheegle.

Suuqan ayaa waxaa ku ganacsan jiray dad u badan danyar dabka ayaana ka dhashay koronto ku jirtay mid ka mid ah dukamanka suuqa Degmada Awdheegle.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.