Dab khasaaro hantiyadeed geystay oo ka kacay xaafadda Buundoweyn ee Baladweyne

0
143

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Howlwadeennada gaadiidka dab damiska ee magaalada Baladweyne ayaa ku guuleystay inay xakameeyan dab ka kacay guri ku yaalla xaafadda Buundoweyn kaasoo geystay burburka khasaaro hantiyadeed.

Bulshada xaafadda ayaa ka hor inta aysan imaan howlwadeennada dab damiska isku dayay inay damiyaan dabkan, ilaa haddana lama oga sababta keentay dabkan.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here