Dab khasaaro kala duwan geeystay oo ka kacay Magalada Xagardheer

0
106

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dab khasaaro kala duwan geeystay ayaa ka kacay goobo gancsi iyo guryo kuwaasi oo ku yaallo Xaafada Dhadhaab Ee Magalada Xagardheer.

Dabka ayaa waxaa uu ka dhashay koranto waxaana ku baaba,ay qaar kamid ah Guryihii uu ka kacay kaasi oo geeystay khasaaro maaliyadeed.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sahra Ibraahim Dhicisoow.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here