Dab qasaare geeystay oo kacay suuqa Jowhar

0
81

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dab xooggan oo geystay khasaare hantiyadeed ayaa ka kacay suuqa weyn ee Magaalada Jowhar ee xarunta maamulka hirshabelle

Dabkaan oo ka dhashay koronto ayaa ugu dambeyn  lagu guuleystay in la damiyo.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen