Baladweyne ( Radio Beerlula )-Masjidka Muuse Boqor oo ku yaalla degmada Waaberi ee Magaalada Muqdisho oo dhismihiisa ay bilaabeen dad muxsiniin ah ayaa hadda la soo gaba gabeeyay dabaqa koowaad, waxana dhismiisa la bilaabay dabaqa labaad.
Guddiga gacanta ku haya dhismaha masjidka ayaa bulshada Soomaaliyeed ugu baaqay inay markale ka qeyb qaatan dhismihiisa.
Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xusen.