Dad baahiyaha gaarka qaba oo deeq raashin ah oo loogu qeybiyay magaalada Gaalkacyo.

0
79

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka degmada Gaalkacyo ee gobalka Mudug ayaa deeqa raashin ah gaarsiiyay ku dhawaad 50 ruux oo ka mid ah dadka qaba xanuunada ku dhaca Dhimirka.

Deeqdaan ayaa waxaa ay ka koobantahay Bur,Bariis, Sonkor iyo Saliid.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here