Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka maamulka Somaliland Mudane Cismaan Ibraahim Nuur ayaa dhagax dhigay waddo isku xirta magaalooyinka Boorama iyo Baki ee gobalka Awdal maamulka Somaliland.
Munaasabadda dhagaxdhiga ayaa waxaa ka qayb galay maamulka degmada Boorama wasiiro ka tirsan maamulka Somaliland Agaasimyaal Odayaal iyo marti sharaf kale.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.


