Dad baahiyaha gaarka qaba oo gaadiid loogu qeybiyay Magaalada Baran.

0
132

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaarada Shaqo-galinta Arrimaha Bulshada Soomaliland ayaa 21 gaari baaskiil ah oo ay ku socdaan dadka baahyaha gaarka qabo gaarsiisay magaalada Baran.

Dadkan ayaa intooda badan ah kuwo aan iibsan Karin gaariga ay ku socdaan dadka aan lixaadkoodkooda dhameystirneyn.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.