Dad da-ah oo fursado waxbarasho lacag la-aan ah ka helay iskuulka Al-israa

0
120

Baledweyne ( Radio Beerlula )-inkabadan 30 ruux oo da-ah isla markaana isugu jiro Ganacsato,haween iyo odayaal ayaa fursado waxbarasho oo lacag la-aan ah ka helay iskuulka Al-israa oo ku yalla xaafadda Buunda-weyn ee Baladweyne.

Ardaydan ayaa waxaa ay waxbartaan maalmaha Khamiista iyo Jimcaha iyadoo loogu tala galay in aqoontooda sare loo qaado.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here