Dad danyar ah oo ku nool deegaanka Cali Fool dheere ee duleedka Mahadaay oo codsaday in gurmad lala soo gaaro.

0
212

Baladweyne ( Radio Beerlula )-In ka badan shan boqol  oo qoys oo ku dhaqan deegaanka Cali fool dheere ee duleedka degmada Mahadaay ayaa ka cabanaya biyo la’aan ka dib markii uu jabay ceel deegaanku lahaa.

Dadkan oo u badan xoolo dhaqato iyo beeralay ayaa sheegay in mudo sideed bilood ah aysan helin biyo ku filan.

Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan