Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dadkaan danyarta ah oo ku nool xeryaha dhadhaab ee dalka Kenya ayaa loo sameeyay olole qaliin Indha fiiqis lacag la aan ah kaasi oo ay door ka qaateen dad muxsiniin ah oo ku nool dalka dibadiisa
Ololahaan ayaa waxaa fuliyay dhaqaatiir isugu jira Ajaaniib iyo Soomaali kuwaasi oo ka yimid dalka mareykanka
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim


