Dad danyar oo Deeq raashin ah loogu qaybiyay Magaalada Buur-dhuubo.

0
65

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Inkabadan 300 boqol oo qoys kuwaasi oo saameeyn ku yeelatay daadadka Elino ayaa deeq raashin loogu qaybiyay Magaalada Buur-dhuubo ee maamulka Jubbaland.

Munaasabada deeq bixinta ayaa waxaa kasoo qeybgalay maamulka Jubbaland , mas,uuliyiin kasocotay Haya,adda maareeynta musiibooyiinka qaranka Jubbaland iyo qoysaska loo qeybinayay deeqda.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir  Waaneey.