Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa mudooyinkan ku soo badanayay cudurka loo yaqano bus buska kasoo ku dhacay caruurta iyo dadka waaweyn
Bukanada oo soo ritay cudurkan ayaa inta badan lagula tacaali hayaa xarumaha cafimaad iyagoo qaar ka mid ah lagu haayo guriyaha
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.


