Baladweyne (Radio Beerlula)-Isbitaal magaalada Jowhar ee Caasimada Hirshabeele ayaa lagaarsiiyay Bukaano Hor Leh Xilli Uu Soo Ritay Cudurka Shuban Biyoodka Ee Ka Dilaacay Degaano Hoos Yimaada Degmooyinka Jowhar Iyo Mahadaay ee Gobalka SHabeelada dhexe.
Inta laxaqiijiyay in ka badan sideed caruur ah ayaa ugeeriyotay cudurka waxaana xarumaha caafimaadka yaala tiro kale oo la ildaran.
Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud