Dadka baahiya gaarka qabo ee dhoobley oo codsaday in laga taageero adeegyada aas aasiga ah.

0
136

Baladweyne (Radio Beerlula)-Qaar kamid ah dadka baahiyaha gaarka qaba ee ku nool degmada dhoobley ee gobalka jubbada hoose ayaa sheegay in ay ubahanyihiin waxyaabaha Aas-aasiga ah ee ay helaan dadka lixaadkooda udhameystiranyahay sida waxbarashada, caafimaadka iyo shaqooyinka bulshada ay qabtan.

Warbixintan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.