Dadka degan deegaanka Ceeryaan ee gobolka Sanaag oo dalbaday in loo dhiso isbitaal.

0
352

Baladweyne(Radio Beerlula)- Haweenka ku nool deegaanka Ceeryaan ee gobolka Sanaag ayaa sheegay in ay heysto duruufo kala duwan oo ay ka mid yihiin isbitaal la’aan, iyo waxbarasho la’aan islamarkan haweenka foola marka loo qaado deegaannada kale dhax ugu sii dhintan dhiig bax.

Qaar ka mid ah haweenkan ayaa dalbaday in deegaanka laga hirgeliyo isbitaal si wax looga qabto baahiyaha dhanka caafimaad ee ka jira Ceeryaan.

Warbixintan waxaa noo haya Xaawo Luul Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here