Dadka iska leh dhismayasha ku dhow garoonka diyaaradaha Muqdisho oo amar lagu soo rogay.

0
92

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Gobolka Banaadir oo kaa Shanaya Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee XF ayaa amar kasoo saaray dhismooyinka dhaa-dheer ee laga dhisaayo Degmooyinka ku hareereysan Airport Aadan Cade ee Magaalada Muqdisho.

Guryahan dhaadheer ayaa caqabad ku noqday soo degitaanka diyaarahadaha iyo kicitaankooda iyadoo markii dambe codsi loo diray maamulka gobolka Banaadir si arinkaan ay wax uga qabtaan.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin