Dadka ku dhaqan deeganka halgan ee magaalada Jowhar oo wajahaya daruufo nololeed.

0
107

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Xaalado nolol xumo oo aad udaran ayaa soo wajahday dadka k nool Deegaanka Halgan oo hoostaga degmada Jowhar ee gobolka shabeelaha dhaxe.

Deegaanka ayaa waxaa kajira daruufo nololeed oo dhanka nolosha ah waxaana taa u dheer cuduro kadilaacay maadama uusan deeganka laheyn xarumo caafimaadd oo dadka loogu adeego

Warbixintaan waxa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.