Dadkii ka barakacay dabkii baabi’iyey Milxo oo gargaar la gaarsiiyay

0
54

Baladwayne (Radio Beerlula )-maamulka Puntland ayaa deeq raashiin ah gaarsiisay bulshadii ay waxyeeladu ka soo gaartay dabkii ka kacay deegaanka Milxo ee gobolka Sanaag.

Deeqdan oo loogu tala galay 400 oo qoys ayaa gudiga gurmadka dowalada gobaleedka Puntland ku wareejiyaya Maamulka degmada Laasqoray iyo culimo dagmada si ay ugaarsiiyaan bulshada ay wax yeelada ay soo gaartay.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.