Dahabshiil Group iyo Save the Children oo kala saxiixday heshiis lagu taageerayo caruurta.

0
208

Baladweyne ( Radio Beerlula )-magaalada Nairobi ee caasimada dalka kenya ayaa lagu qabtay munaasabad aay kugala saxiixanayeen Dahabshiil Group iyo Save the Children hashiis iskaashi oo lagu taageerayo caruurta kunool Soomaaliya

Waxaana munaasabada ka qayb galay, maamulaha Dahabshiil, Cabdirashiid Ducaale, Wasiirka Caafimaadka Kenya, xilibaan Aden Duale, maamulaha Save The Children UK, Moazzam Malin iyo madax kale oo kala duwan.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here