Dal Muslim ah oo dumarkiisa ay u dabaaldegaan furriinka.

0
119

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ragga Mauritania waxay soo dhoweeyaan in dumarka ay u dabaaldegaan nolosha cusub ee ay galaan kadib marka la furo.
Faadumo oo 29 jir ah oo ku nool dalkaas ayaa isku keentay saaxibbadeed si ay u muujiso furriinkeeda kadib markii ay kala tageen seygeeda.

Waan ku faraxsanahay in aan bilaabo nolol cusub, dumarka ugu quruxda badan dalkeenna waa kuwa lasoo furay oo dib loo guursaday.”

Waxaan rajeynayaa inaan helo qof iga farxin kara oo aan ka ahayn seygeygii hore,” ayay tiri.

Faadumo waxay seygeedii hore wada joogeen muddo sanad iyo bar ah.