Dalad ay ku mideeysan yihiin ururada Maxaliga oo laga daah furay Puntland.

0
67

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Garoowe ayaa lagu qabtay munaasabaddan oo lagu daahfuray dalad ay ku mideeysanyihiin ururada maxaliga ah ee ka Howlagalka deegaanada Puntland.

Waxaa ka qeyb-galay munaasabada madax ka socotay ururada maxaliga ah ee Puntland, masuuliyiin, waxgarad iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.