Danyar ku nool degmada Jalalaqsi oo la gaarsiiyay deeq raashiin ah

0
118

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaarada gargaarka Maareynta Masiibooyinka Hirshabelle ayaa deeq gargaar ah gaarsiisay dadka ay fatahaada ku sameeysay Degmada Jalalaqsi.

madasha lagu qeybinayey deeqda waxaa goob joog ahaa mas’uuliyiin katirsan Wasaarada Maareynta Masiibooyinka Hirshabelle,iyo kan degamada Jalalaqsi.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf cabdulahi