Danyar ku nool duleedka Kismaayo oo codsaday in la caawiyo

0
22

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Qoysaskaan oo kunool tuulada Gaasha ee galbeedka magaalada Kismaayo ayaa Dowalad gobaleedka Jubbaland ka codsaday in soo gaarsiiyaan adeegyada aas-aasiga u ah nolosha.

Waxyaabaha aay dadka tuulada codsanayaan ayaa waxaa kamid ah Biyo la.aan goobo Caafimad iyo in loodhiso xaruumo waxbarsho.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.