Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Dib u dajinta iyo Arrimaha bini’adamnimada Soomaliland ayaa deeq Biyo ah gaarsiyay kaamamka barakacayaasha Naasahablood A iyo C.
Kaamamka Naasahablood ee magaalada Hargeeysa ayaa baahi badan uqabay biyaha lagaarsiyay.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.