Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta XFS Maxamuud Cabdiraxmaan Faarax ayaa magaalada Muqdisho ka daahfuray daraasaad ku saabsan doorka aqoonta iyo xirfaduhu ku leeyihiin maalgashiga iyo horumarinta dalka.
Inta ay socotay daraasaad ayaa diirada lagu saaray sidiii loo heli lahay dhalinyaro u diyaarsan barashada xirfadaha iyo Maalgashiga dalka Waxana ka qeyb galay wasiiro xildhibaano aqoon yahan dhalinyaro iyo qeybaha kala duwan ee bulashada.
Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.


