Daraasada caafimaad oo laga sameeyay Jigjiga oo la soo bandhigay

0
123

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada jigjiga ayaa lagu qabtay Kulan lagu soo bandhigay daraasad caafimaaad oo la xiriirta Nafaqada iyo Deegaanka islamarkaana laga sameeyay Degamada.

Kulankaan ayaa waxa ka qeybgalay Wasiirka Caafimaadka DDS, Bahda caafimaadka, Dhaqaatiir, Macallimiin iyo mas’uuliyiin kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here