Daruufo kala duwan oo soo wajahay Qoysaska kaamka Nasteexo ee Baladweyne.

0
95

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Qoysaskaan oo ka soo hayaamay degaano iyo tulooyinka hoos yimado magalada baladweyne ayaa soo maciin biday kaamka nasteexo oo ku yaalo xafada koshin ee magalada baladweyne waxna heysto xalado nolol xumo ay ka mid yahiin hooy la,aan rashiin la.aan iyo wax waliba oo nolosha muhiim u ah

Abaaha ka jro dalka ayaa sababay in ay ka soo hayamaan halkii ay degaanka ku ahayeen qoyasaskaan oo u badan carur haween iyo dad da, ah

Warbixintaan waxa soojeedineysa xaawo Aadan Xuseen.