Baladweyne (Radio Beerlula)-Qoysaska ku nool kaamka bakaleey xaafadda kooshin ee magalada Baladweyne ayaa waxaa soo food saartay xaalado nolol xumo oo ay ka mid yahiin hooy la,aan biyo yari iyo rashiin la,aan
Barakacayaasha kaamka bakaleey ee maagalada Baladweyne ayaa waxaa horay u saameysay abaarihii soo maray dalka waxaana Mar kale sii saameysay fatahadii ku dhuftay maagalada taas oo dhaafisay agabkii ay ku dhaqmi jireen
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.