Dawladda Hoose ee Hargeysa oo olole Nadaafadeed ka fulisay degmada 31 may

0
123

Baladweyne ( Radio Beerlula)-Dawladda Hoose ee magalada Hargaysa ayaa olole Nadaafadeed ka fulisay degmada 31 may.

Ololahan nadaafadeed ayaa waxaa ka qeyb galay duqa Magaalada Hargeysa , xubno ka tirsan maamulka degmooyinka caasimadda iyo bulshada degan degmada 31 May ee Magaalada Hargeysa.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.