Dayac tir lagu bilaabay wado muhiim ah oo ku taalla Baladweyne

0
182

Baladwayne (Radio Beerlula )-Ururka dhalinyaradda isxilqaan oo kaashanaya bulshada xaafada bundaweyne ayaa dib u dayactir ku bilaabay wadada muhiima ah oo dhaxmarta bartamaha xaafada bundaweyne ee Magaalada Baladweyne taas oo waxyeelo ay u geysatay fatahaadii ku dhufatay magaalada.

Dhismaha wadaan ayaa waxaa iska kaashanaayo Dhismaheed ururka dhalinyarada isxilqaan ganacstada iyo bulshada xaafada bundaweyne dagan.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed  Maxamuud