Dayactir lagu bilaabay ceelbiyood ku yaalla magaalada Moqokori

0
123

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha maamulka Hirshabelle ayaa dayactir iyo dib uhabeen kusameysay Ceelka Cali Xassan Degmada Moqokori ee Gobolka Hiiraan,

waxa ka qeyb galay madasha lagu dayac tirayey isuduwaha wasaarada Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha maamulka Hirshabelle Cawil Maxamed Jabriil iyo qaar kamid ah dadka deegaanka.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi