Dayactir lagu bilaabay waddo muhiim oo ku taalla degmada Ceel-Afweyn

0
75

Baladweyne (Radio Beerlula)-Golaha deegaanka degmada Ceel Afweyn ee gobolka Sanaag ayaa dib u dayactir ku bilaabay mid ka mid ah wadooyinka soo gala magaalada Ceel afweyn taasoo xiligan uu ka muuqdo burbur xoogan.
Wadadan oo ah mida kaliya ee ay isticmaalan gaadiidka booyadaha ee biyaha keena magaalada ayaa waxaa dhibaato badan ku qabay gaadiidleyda kuwaasoo xiliyada qaar muddo dheer ay ku qaadan jirtay inay magaalada soo gala maadaam wadadan ay burbursantahay.

Warkan waxaa inoo haya Aadan Cabdi Axmed