Dayactir lagu bilaabay waddo muhiim oo ku taalla magaalada Baladweyne

0
86

Baladwayne  (Radio Beerlula )-Wadadaan oo marta Galbeedka magaalada Baladweyne islamarkaana isku xirto muqdisho iyo Baladweyne ayaa waxaa lagu bilaabay dib u dayactir kadib markii ay saameeysay Fatahaadii kudhuftay magaalada.

Dhismaha wadadaan ayaa waxaa si isku tashi ah ku dhisaayo ganacstada odyaasha iyo qaybaha kala duwan ee bulshada Xaafadda holwadaag.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.