Dayactir lagu bilaabay wado muhiim ah oo ku taalla Baladweyne

0
73

Baladweyne (Radio Beerlula)-Ururka dhalinyarada isxilqaan iyo Qaar Kamid ah guddiga xaafadda kooshin ee magaalada Baladweyne ayaa Isku Xilqaamay In dib u dayactir ay Ku Sameeyay Wadada isku xirta magaalada iyo xaafadda taasi oo saameeysay Fatahaadii kudhuftay Gobalka Hiiraan.

Dhismaha wadada ayaa wax iska kaashanaayo Gudiga xaafadda koshin dhalinyarada ururka isxilqaan iyo Qaybaha kala duwan ee bulshada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.