Dayactir lagu sameeyay Ceelka biyaha ee deegaanka Gawsa-weyn

0
89

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Masuuliyiinta Dowlada Hoose Degmada Gar’adag ayaa daah furay ceel biyoodka Riiga Gawsa-weyn kasoo lagu sameyay dib u habayn iyo dayactir waxana baahi badan u qabay bulashada deegaanka

Daah furka ceelkan ayaa waxaa goob joog ka ahay maamulka deegaanka kan dagmada ururada bulashada masuuliyiinta maamulka Somaliland iyo marti sharaf kale

waxa soo jeedineysa Xaawo luul Aadan Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here