Dayactir lagu sameeyay dugsiga Agoomaha Burco oo Xariga laga jaray

0
132

Baladweyne ( Radio Beerlula )-magaalada Burco ayaa lagu qabtay munaasabad xariga looga jarayey qeybo cusub oo lagu soo kordhiyey Dugsiga hoose dhexe iyo sare agoomaha ee sheekh Sayid

qeybaha cusub ee lagu soo kordhiyey ayaa waxa kamid ah qeybo lagu baran doono quraanka kariimka, cilmiga computer, iyo qeybo loogu talagalay inay ku ciyaaraan ardayda dugsigu waqtiyada fasaxa.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdullaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here