Dayactir lagu sameeyay saalada isbitaalka martiine ee Muqdisho

0
78

Baladwayne (Radio Beerlula )-Wasiirka wasaarada caafimaadka XFS ayaa xariga kajaray qeeybta saalada Ibitaalka Martiini ee magaalada Muqdisho.

Qeeybta Saalada qaliinka ayaa burburtay kadib dab ay sababtay koronto oo saalada qaliinka ka kacay.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan