Dayactir lagu sameeyay xarunta haay’adaha garsoorka gobolka Banaadir oo xariga laga jaray

0
145

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Soomaaliya Garyaqaan Baashi Yuusuf Axmed ayaa xarigga ka jaray dayactir iyo dib u dhis lagu sameeyay xarunta ay ku shaqeeyaan hey’adaha garsoorka gobolka Banaadir.

Xarig ka jarka xarumahan ayaa waxaa goob joog ka ahaa xubno ka tirsan bahda garsoorka gobolka Banaadir, iyo masuuliyiin kale.

Warbixintan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin.