Ceel biyoodka deegaanka Cadaroosh oo dib u dayactir lagu sameeyay

0
97

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Degmada Farawayne ayaa daah furay ceel biyoodka deegaanka Cadaroosh oo lagu sameyay dayactir kasoo ay baahi badan u qabeen bulashada deegaanka

Daah furka ceelkan ayaa waxaa goob joog ka ahay maamulka deegaanka kan dagmada ururada bulashada masuuliyiinta maamulka Somaliland iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here